Skip to main content
SABAAD

weynee

Fal Gudbe (2)
Naxwe-neeyay, -neysay
Xaraf WSubg WE6 xar
1

Wax, wax weyn ka dhigid.

2

Cid qiimo u yeelid.

3

Is w.: wax weyn iska dhigid (qof).

4

Iska w.: qof cid iska sarreysiin.

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

-neeyay, -neysay

Xarafka

W · WE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
weynee - sawirka la wadaagga

La Wadaag