U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qawaaniin

Magac Dheddig
Xaraf QSubg QA9 xar
La Mid AhqaanuunMagac Lab
1

Sharciyo iyo nidaamyo isku duuban oo qolo gaar ah ku dhaqanta.

2

Dhaqan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Mana jiro xeer iyo qawaaniin Caalami ah iyo mid maxalli ah oo sidaa cad u ilaalinaya ama ugu salaysan danta qofka aadamiga ah.

”
“

Sidaasi darteed, Dawladdaha aduunka oo dhan waxay leeyihiin shuruuc iyo qawaaniin u taala darawalka iyo gaadiidka dhamaantoodba, midaas oo keentay in qofku soo maro Dugsiga Barashada Darawalnimada iyo imtixaano dhowr ah.

”
“

Waxa jira qawaaniin ay dadku dejiyaan, kuwaasi oo aan inta badan xidhiidh la lahayn diinta ay ummadaasi aaminsantahay, iyada oo mararka qaarkood ay madaxda ummadaasi ku kacaan falal lid ku ah caqiidada ay ummadaasi aaminsantahay sida islaamka.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qawaaniin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan