U gudub nuxurka bogga
SABAAD

horusocod

Magac Lab
Naxwesiyaa.
Xaraf HSubg HO9 xar
1

Qofkii haysta fikrad horusocod, oo jecel isbeddel in uu dhaliyo.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Mudane Madaxweyne, waxa aanu aaminsanahay, kulana qabnaa, in caddaalad daradda iyo musuqmaasuqu yihiin labada cudur ee ugu waaweyn ee maanta qaaradda Afrika horumar iyo horusocod'ba u diiday.

”
β€œ

Email ugu dir saaxiibkaa warkaan Muqdisho: Khubaro Isboorti oo iftiimiyay khilaafka cuuryaamiyay horusocod la'aanta Xiriirka K/Koloyga Soomaaliyeed.

”
β€œ

C/laahi Suldaan, wuxuu ahaa nin Islaam ah oo Soomaaliyeed, wuxuu ahaa nin qabay afkaar wadaniya oo horusocod ah, oo uu fiiradooda iyo ficilkoodaba lahaa.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

siyaa.

Xarafka

H Β· HO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
horusocod - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD