Tusaale Dheeraad ah3
β
Mas'uul ka mid ah Gudoonka Baarlamaanka Soomaaliya oo ku dhawaaqay Iscasilaad. 18 Apr 2010- "Waxaan qaatay go'aankaan muddo hore, balse intaas waan qarsanayay, maanta ayaan go'aan ku gaaray inaan saxaafadda u sheego inaan xilkaas ka tagay"..
ββ
Xuubsireed ayaa ka gaabsaday inuu faahfaahin ka bixiyo sababta keentay inuu Madaxweyne Yuusuf u go'aansado iscasilaad, isagoo yiri: "Iima wanaagsana inaan sharaxaad ka bixiyo arimihiisa gaarka ah".
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Xarafka
I Β· IS
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
