Tusaale Dheeraad ah3
“
Al-shabaab oo fulisay gacan-goyn Ururka hubeysan ee Al-shabaab ayaa maanta xukuno ku fuliyay 4-wiil oo dhalinyaro ah, kadib markii ay dhawaan xukuntay Maxkamad ay leyihiin, waxaana dhalinyaradan laga gooyay lug iyo gacan isdhaaf ah.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
I · IS
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
