U gudub nuxurka bogga
SABAAD

isdhexgal

Magac Lab
Naxwefiis.
Xaraf ISubg IS9 xar
1

Kulanka laba hir waxa dhici karta inay is taageeraan oo hir maxsuulku uu noqdo wadarta tamarta labada hir, ama ay is tirtiraan oo maxsuulku noqdo faraqa labada hir. is-dhimid m.f.dh

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dhammaan waa la isku raacsan yahey in shaqadu tahey furaha isdhexgal lagu guuleystey.

”
“

Takoorid, iyo weliba isdhexgal la’aantu, waa su’aalaha aan aad ugu maqshuulsanahey.

”
“

Xuseen Caydiid ayaa sheegay in hadalkaasi uu ula jeeday maadaama labada dal ay yihiin dalal saaxiibo ah ayna muujiyeen kalsooni iyo isdhexgal.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

fiis.

Xarafka

I · IS

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
isdhexgal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan