U gudub nuxurka bogga
SABAAD

isniin

Magac Dheddig
Xaraf ISubg IS6 xar
1

Maalinta u dhexeysa axadda iyo talaadada.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ugu yaraan 1-qof ayaa ku dhintay 2-kalena way ku dhaawacmeen qarax maanta oo Isniin ah lagula beegsaday Muqdisho baabuur nooca dagaalka ah oo ay wateen ciidamo ka tirsan dowlada Somalia.

”
“

Taasuucaa waxay ku beegantahay Axad: Jan 28, 2007 Caashuuraa waxay ku beegantahay Isniin: Jan 29, 2007 Maalinta Caashuuraa ee uu Rasuulku (s.

”
“

Ugu yaraan 6-qof ayaa ku dhintay dagaal ku dhexmaray degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug kooxo burcadbdeed ah, kuwaasoo isku haysta lacag madaxfurasho ah oo laga qaaday markab laga leeyahay dalka Giriiga oo la sii daayay shalay oo Isniin ahayd.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

I · IS

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
isniin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan