U gudub nuxurka bogga
SABAAD

janno

Magac Dheddig
Xaraf JSubg JA5 xar
1

Meel raaxo badan leh oo Eebbe dadka wanaagsan ku abaalmariyo.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Ilaahay naxariistii janno ha ku abaalmariyo!

”
β€œ

Kalgacalka aan u hayaa maalinba maalinta ka sii danbaysa waa igu sii siyaadayaa, oo haddadaa dhuuxa iyo lafta ayuu sidaa ii kala dhex xulayaa. la kulankeedu waa ii kaalmo, la haasawgeedu waa ii hoobaan; la joogeeduna waa ii janno.

”
β€œ

Aadan Madoobe oo hadal kooban jeediyay ayaa tacsi u diray dadkii ku dhintay Qaraxa, isagoo u rajeeyay Janno Aakhiro, wuxuuna qaraxaas ku eedeeyay xoogaga xukuumaddooda kasoo horjeeda.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

J Β· JA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
janno - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan