U gudub nuxurka bogga
SABAAD

jar1

Magac Lab
Naxwe-rar, m.l
Xaraf JSubg JA3 xar
1

Ariga intiisa cayillan ee laga ganacsado.

2

Roobka j. ah: roobka ugu horreeya guga.

3

Qarka gawgiisa.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Laba laba Dheg-jar: Tani waa tan i beddeli karta oo xeebtan ayaan leeyahay, xeebtan.

”
“

Wuxuu yidhi: laakiin kama cabsanayo dhimmasho, waxaan ka cabsanayaa inay i jar-jaraan ka dib markay i dilaan.

”
“

Sarrif Sanaawi ayaa habro reer Shanka-roon ahi sheegeen inuu yahay war sonkor leh, laakiin oday kale ayaa yidhi sonkorna ma leh, ma ninka yidhi Xamar aqoonsi ka soo qaata iga walla waa kaa jar ka tuuray.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-rar, m.l

Xarafka

J · JA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
jar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan