U gudub nuxurka bogga
SABAAD

sonkor

Magac Dheddig
Naxwebaay.
Xaraf SSubg SO6 xar
1

ld sokor. sonkor-caanood m.dh Sonkor ka kooban hal molikiyuul oo gulukows ah oo ku xidhan hal molikiyuul oo galaktows ah. S. c.da waxa soo saara ganjidho caanoodda waxaana laga helaa caanaha oo keliya

Tusaale Dheeraad ah3

“

So ah halka kiishkii bariis ah ama sonkor ah uu marayo 600.000 Sh.

”
“

Waxa kale oo ka baxa beeraha dalka Bangladesh Shaaha, Qamadiga, Sonkor- khaanka, Tubaakada, khudrada, iyo saliida.

”
“

Sarrif Sanaawi ayaa habro reer Shanka-roon ahi sheegeen inuu yahay war sonkor leh, laakiin oday kale ayaa yidhi sonkorna ma leh, ma ninka yidhi Xamar aqoonsi ka soo qaata iga walla waa kaa jar ka tuuray.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

baay.

Xarafka

S · SO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
sonkor - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan