Skip to main content
SABAAD

jebi

Fal Gudbe (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf JSubg JE4 xar
1

Wax is haystay xoog u kala qaybin.

2

Wax taagnaa dumin.

4

Xoolo iwm kala qaybin.

5

Sharci ku xad gudbid.

6

Col iwm baabi'in.

7

Ka j.: soon, salaad iwm cid ka burin.

9

Sicir yarayn (ganacsi).

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

J · JE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
jebi - sawirka la wadaagga

La Wadaag