U gudub nuxurka bogga
SABAAD

muluq1

Magac Lab
Naxwe-lqo, m.l/muluq, m.dh
Xaraf MSubg MU5 xar
1

Ilmo da'diisu ka yartahay (6) lix bilood; murjuc.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Beelaha ku nool tuulooyinka Laba-garas iyo Ceel-Muluq ayaa waxaa horay loo dhex dhigay heshiis lagu dhameyay dagaalo ay isaga dileen tiro dad ah, iyadoo heshiiskaas uu u muuqdo mid haatan daaqada kasii baxaya.

”
“

Dagaal Beeleed dad badan ay ku dhinteen ayaa waxaa uu ka dhacay Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha dhexe iyo qaar ka tirsan Tuulooyinka hoostaga Degmadaasi sida Ceel muluq oo kale.

”
“

Oday-Dikriyow:-Walaasheeyaay, wiilka ha iga maqashiin warkaas; jacayl iyo aroos midna ma gaarin; waa arday muluq ah(yar); mana aan rabo in uu Qalbigiisa galo arrimahas.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-lqo, m.l/muluq, m.dh

Xarafka

M · MU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
muluq - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan