U gudub nuxurka bogga
SABAAD

miskiin1

Magac Lab
Naxwe-nno/masaakin, m.dh
Xaraf MSubg MI7 xar
1

Nin aan hanti lahayn ama cayr ah.

2

Nin aan shiddo badnayn.

Tusaale Dheeraad ah3

“

"Dadki taagero siiya mucaaradka waa kuwa xaquuqda aadamiga iyo shacabka Jabuuti, Boore waa taajir shacabkuna waa miskiin," suge ayaa yiri.

”
“

Waxaana halkaas ku nafwaayey 46 miskiin oo aan waxba galabsan laguna dilay oo qudha qabiilka ay yihiin oo markaas dawladdu kuwada xukuntay dil.

”
“

"Kuwii Soonku dhibayay waxay bixin quudin miskiin" Suuradda Al-baqara 184. Sidoo kale waxaa qabytan soo hoos galaya qofka xanuunsan ee aan rajada laga qabin inuu bogsado.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-nno/masaakin, m.dh

Xarafka

M · MI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
miskiin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan