Isha baalkeeda.
Meel lagu iibsho cabitaanka iyo cunto fudud. Waxaa la arkaa mararka qaarkood erey ay soomaalidu micne kala duwan u taqaanno, yacnii erey micnihiisa sida gobollada woqooyi looga yaqaan si ka duwan ayaa gobollada koonfureed looga yaqaannaa. Hadaba, ereyga noocaas oo kale ah waxaa la siiyey labadiisa micne ee kala duwan, sida ereygan: X
Tusaale Dheeraad ah3
Balse, goobjoogayaal kale ayaa sheegay inay arkeen dhimashada laba qof oo rag ah kadib markii ay laba madfac ku dhaceen Isgoysyada Baar Ubax iyo Black Sea, ayna ku dhaawacmeen laba qof oo kale.
βAl-shabaab waxay sheegtay inay ku dishay dagaalladii ugu dambeeya ee Muqdisho ka dhaca sarkaal hoggaaminayay dagaalka, kaasoo ay mayadkiisa dhigeen isgoyska Baar Ubax si ay dadku u daawadaan.
βGoobaha sida gaar ah loo Carabaabay in ay Dagaalada ka Caaganyihiin waxaa ka mud ah Deegaanka u dhaxeeya Isgoysyada Afarta jardiino,Hoteel Towfiiq,Baar-ayaan iyo Siinaay,kuwaasi oo dhamaantood dacalka ku haya Suuqa weyn ee Suuqbacaad Magaalada Muqdisho.
βFalanqaynta Naxwaha
Magac Lab (m.l)
-rar, m.l
B Β· BA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
