U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dub1

Magac Lab
Naxwe-bab, m.l
Xaraf DSubg DU3 xar
2

Qolof adag oo ay dusha ku yeeshaan geedaha ama miraha qaarkood. dųb1 m.l (-bab, m.l)

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dowlada Federaalka oo Maanta Rajo ka muujisay in Jabuuti lagu Saxiixo Heshiis ay wada gaareen Ergooyinkii Dowlada iyo kuwa Isbaheysiga Dub u Xureynta.

”
“

Ali Jawhar, dadka gobolka Awdal xasuusiya qiimaha iyo waxtarka ay lahaayeen Dugsiyadaasi aan kor ku soo xusnay, halka qaar kaliyna marka ay arkaan ay dub u xasuustaan taariikhahoodii mahadhada ahaa ee hore u soo mareeyn bari-samaadkii ee Camuud iyo Sh.

”
“

Inkasta oo aanan jeclayn in layska dul dhawaaqo sidii xisbigii jiri jiray, waxaan leeyahay riyo haddii ay dub leeyihiin dabadooda ayay ku qarin lahaayeen.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-bab, m.l

Xarafka

D · DU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dub - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan