U gudub nuxurka bogga
SABAAD

jufo

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf JSubg JU4 xar
1

Bir dhuuban oo gadaal uga jirta samayada waranka.

2

Bir goobaaban oo bakooradaha salka laga geliyo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dagaalka Maanta ayaa yimid kadib markii sida la sheegay labad jufo midkood uu shalay qof ka dilay jufada kale lamana oga in Ciidamada Maxaakiimtu xal u heli karaan iyo inkale inkastoo rajadu aad u sareyso madaama dagaalku istaagay daqiiqado kadib.

”
“

Salaad Cali Jeelle ayaa sheegay in hadalkii uu ka jeediyay kulankaasi uu ahaa mid si qaldan saxaafadda ay u fasirtay isla markaana kulanka uu ahaa mid jufo hoose isla markaana saxaafadda aan looga talagelin.

”
“

Shirarkaas oo markii hore ku Bilowday Jufo-Jufo ayaa haatan waxa ay u Muuqdaan kuwo usii gudbaya Beelo kale sida Beelaha Waceysle ee la isku yiraahdo Qalaw-joog, kadibna Waceysle, waxa ayna haatan shirarkaasi si rasmi ah Uga socdaan Guriga Siyaasiga Dr.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

J · JU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
jufo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan