U gudub nuxurka bogga
SABAAD

waji

Magac Lab
Xaraf WSubg WA4 xar
La Mid AhwejiMagac Lab
1

Madaxa dadka intiisa horay u soo jeedda ee u dhexeysa foodda ilaa iyo lafta garka, dhegta ilaa dhegta kale oo indhaha, sanka iyo afku ku yaalliin; fool; jaah.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Horta Olympia Snow waa republic xag jir ah, balse Susan Collins waa sida Senator Coleman oo waji fiican tusa Soomalida markuu gobolka idinla joogo balse Bush la codeeyo markuu Washington tago.

”
“

Clinton waxaa uu bartimaameed ka dhigtay dhibaatada Aids-ka ee Afrika, waxaa kale oo ka hadlay qorshe seddex waji ah oo qaarada Afirka lagaga saarayo Saboolnimada.

”
“

Cadeyntan ku aadan in hubka markabkan uu wado uu ku wajahan yahay koonfurta Sudan ayaa waxay waji-gabax ku tahay xukuumada Kenya oo ku adkeysanaysay inay hubka iyadu leedahay.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

W · WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
waji - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan