U gudub nuxurka bogga
SABAAD

saadaal

Magac Dheddig
Naxwedaaw.
Xaraf SSubg SA7 xar
1

Astaamo iyo calaamado muujinaya wax dhici doona.

2

Malaynta wax dhici doona la maleeyo; odoros. saadaal-cudur m.dh Saadaasha socodka cudurka iyo xaaladda mustaqbalka ee bukaanka iyadoo la tixraacayo aqoonta socodka cudurka oo horay loo lahaa, lana tixgelinayo caafi-maadka guud ee bukaanka, da'da iyo jin-siga bukaanka.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Intaas oo mala-awaal oo dhammaantood runta u dhow waxay saadaal ka bixinayaan in hawsha Xamar iyo Isbaaro qaadkeedu aysan ahayn mid ku hirgalaysa habka hadda wax loo wado.

”
“

Ilahaa diblomaasiyadeed way ka gaabsadeen in ay saadaal ka bixiyaan, heshiiskan ay gaadheen labada hogaamiye ee mihnada sirdoonku midaysay, hase yeeshee waxay taasi soo bixi doontaa Berri.

”
“

Raysalwasaaraha DFKS Cabdiwali ayaa waxa uu sheegay in uu doonayo in wakhtiga ka dhiman Dawladiisa ay dhamaystiraan Road Map, waxaana uu saadaal wanaagsan ka muujiyay ka hor Agust in ay dhammaan dhamaystiri doonaan qodobada Road Map.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

daaw.

Xarafka

S · SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
saadaal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan