U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kayn1

Magac Dheddig
Naxwe-ymo, m.l
Xaraf KSubg KA4 xar
2

(-ymo, m.l) Meel dhir badan; hawd; jiq; toon.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dalka Afbagistaan waxa dhawaan ku soo noqday Boqor guun ah oo soddomeeyo sannadood dalka baadi kaga maqnaa, kaas oo ku dibood ahaa kayn ku taala dooxada Ruuma ee carriga Talyanka.

”
“

Maxamed Saciid ayaa waxa uu sheegay in khamrigan laga keenay dhul kayn ah oo lagu kaydsaday oo u dhow tuuladda Budunbuto ee gobolka Nugaal.

”
“

Habeenkii waxay u egtahay kayn bahal- galeen ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ymo, m.l

Xarafka

K · KA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kayn - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan