U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hawd

Magac Lab
Naxwe-dad, m.l
Xaraf HSubg HA4 xar
1

Dhul dhir dhaadheer oo cuur ah leh, buuro lahayn oo aan biyo badnayn.

2

Xarigxarig.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Waxa uu marka hore tilmaamayaa sida wacan ee loo dhammaystiray colaad iyo dagaallo dhowrkii bilood ee inna soo dhaafay ku dhexmarayay Hawd, gaar ahaan degaanka Doollo labada beelood ee walaalaha ah ee Reer Sh.

”
β€œ

Dadkaas waxaa ka mid ah, Ibraahim Yuusuf Axmed 'Hawd' oo qoraa Soomaaliyeed ah.

”
β€œ

Waxa Gorfeeyay : Ibraahin Yuusuf Axmed "Hawd" Saddex sannadood ayaa laga joogaa maalintii aan akhriyey sheeko aan aad ula dhacay oo magaceedu ahaa Ladh.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-dad, m.l

Xarafka

H Β· HA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hawd - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan