Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Wax lumay sida xoolo, lacag iwm.
Qof ka weecday waddada toosan.
Beylah kuma aysan ekaanin ee waxay maslaxaddii noqotay baadi.
Booliiska ayaa la sheegayaaninay baadi-goob ugu jiraan gacan ku dhigida ninkaasi danbiilaha ah.
Dhinaca kale ganacsatada suuqa Bakaaraha ayaa ku jarmaadey goobihii ganacsi oo xaley suuqu qabsadey kuwaas oo ay ka muuqdeen wajiyadooda naxdin iyagoo baadi goob ugu jirey wixii ka harey hantidooda.
Baro naxwaha Magac Dheddig β
m.dh
Magac Dheddig (m.dh)
m.u
B Β· BA
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag