U gudub nuxurka bogga
SABAAD

soddomeeyo

Magac Lab/Dheddig
Xaraf SSubg SO10 xar
1

Tiro soddon ku dhawaad ah.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dalka Afbagistaan waxa dhawaan ku soo noqday Boqor guun ah oo soddomeeyo sannadood dalka baadi kaga maqnaa, kaas oo ku dibood ahaa kayn ku taala dooxada Ruuma ee carriga Talyanka.

”
“

Laba toddobaad ka hor ayay ahayd markii ciidamada Ethiopia lagu weeraray bartamaha Baydhabo, iyagoo toogasho ku dilay 14-qof oo rayid ah, soddomeeyo kalena dhaawacy gaarsiiyay.

”
“

Waxa uu u soo galay arday soddomeeyo gaareysa.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab/Dheddig (m.l/dh)

Xarafka

S · SO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
soddomeeyo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan