U gudub nuxurka bogga
SABAAD

koofi

Magac Dheddig
Xaraf KSubg KO5 xar
La Mid AhkoofiyadMagac Dheddig
1

Shey ka samaysan dun, dhar iwm. oo raggu madaxa gashadaan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Koofi' sidoo kale loo yaqaano Koofee ( Ingiriis : Coffee) waa cabitaan ka mid ah cuntoda kaas oo laga sameeyo midhaha geedka Koofiga.

”
“

Max'ed Cali Koofi oo isaguna hadal kooban jeediyay ayaa sheegay inay dhankoodu mudo dheer ka fikirayeen sidii ay Iskaashi ula sameysan lahaayeen kooxda Al-shabaab ayna maanta u rumowday riyadoodii.

”
“

Dadweynahaasi waxaa sidoo kale la socday maamulka, saraakiisha, ganacsatada, haweenka iyo waxgaradka kale ee magaalada, kuwaasoo uu horkacayey ku simaha gobolka Cabdullaahi Cabdi Cali Koofi iyo weliba Faadumo Xaaji Xuseen oo guddoomisa ururka haweenka.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

K · KO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
koofi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan