U gudub nuxurka bogga
SABAAD

koofiyad

Magac Dheddig
Naxwe-do, m.lBaayoloji
Xaraf KSubg KO8 xar
1

Shey ka samaysan dun, dhar iwm. oo raggu madaxa gashadaan.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Careys Ciise wuxuu ahaa nin aad u nadaafa jecel had iyo goorna wuxuu xiran jiray oo u caada ahayd Macawis, Shaar gacma dheer ah, kabaha nooca loo yaqaano sandalka, Koofiyad, Cimaamad uu garabka saarto iyo ul xardhan oo aad u quruxsan.

”
β€œ

Dhaqan ahaan wuxuu xidhan jiray macawis, shaadh, koofiyad, cummaamad iyo bakoorad.

”
β€œ

Ibrahim waxaa xabado isku waydaarsadeen ciidamadii koofiyad casta ee deganaa waddada aroori.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-do, m.l

Cilmiga

Baayoloji (baay.)

Xarafka

K Β· KO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
koofiyad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan