U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kordhi

Fal Gudbe (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf KSubg KO6 xar
1

Wax hore loo hayey wax ku sii darid; badin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Tahriibka noocan ahi maaha mid baahi dhaqaale keentay ee waa mid ku salaysan ka kordhi iyo arimo kale oo la mid ah.

”
“

Ka dib sidaa geela u kordhi oo hadba toban ku dar ilaa uu geelu soo baxo oo Rabbigiis ka raalli noqdo".

”
“

Arintu waa cadahay ee waxeeyna mareysaa “Ii kordhi aan kuu kordhiyee, haddii kale Gow iyo Gash ma leh”!

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

K · KO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kordhi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD