U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kurus

Magac Lab
Naxwe-syo, m.dh
Xaraf KSubg KU5 xar
1

Cad baruur ah oo weyn oo geela dhabarkiisa ka baxa.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Cigaal yare, ayaa maalin dhawayd ku luuday Atoobiya, kadib markii burtuur Atoobiya Sarif Sanaawi ku yidhi; “Waar igu soo roor” Cigaal yare, wuxuu dhababaco ku tegay ceelka Cardasababa, halkaas oo si yar oo kurus ah loogu dhaweeyay.

”
“

Tuur waxee ku taalaa geelka duudkiisa, iyo xayawaanaadka kale sida lo'da iyo dibiga. biniaadanka tuur woo yeelan karaa, waa markii ee lafaha duudka soo qaloocdaan. waxaa u maleenaa in tuur ladhoho "kurus"

”
“

Xisbiga UCID, ayaa isna la sheegay inuu ragganimadiisa kala bixinayo oo soo wado kaambayno kurus ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-syo, m.dh

Xarafka

K · KU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kurus - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan