U gudub nuxurka bogga
SABAAD

miyi

Magac Lab
Xaraf MSubg MI4 xar
1

Dhul magaalooyinka ka fog oo xoolo dhaqatadu ku noolyihiin; baadiyo.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Anagoo ah muwaadiniin reer miyi ah waxaanu si laab la kac ah u jeclaanay barnaamijka dawlada reer miyiga ee dhawaanta lagu dhawaaqay.

”
β€œ

Haddii ay arrintaasi igu haleeli lahayd meel miyi ah oo aan kolkaasi na hayn lahaa β€˜bir’ waxa habboonaan lahayd in aan ceesaanta bireeyo, ka dibna ciddi yeelata aan ogeysiiyo.

”
β€œ

Dhul uu hadda heer-kulkiisa marayo 50C ayaa reer miyi ah canfar ay lugaynayaan boqolaal Kilomitir si ay u helaan biyo iyo daaq ay xoolahoodu daaqaan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

M Β· MI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
miyi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan