U gudub nuxurka bogga
SABAAD

lax

Magac Dheddig
Naxwe-xo, m.l
Xaraf LSubg LA3 xar
1

Neef ido ah oo curtay.

2

Meesha xoonku ku hoydo oo ilmaha gashado.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Maahmaah Soomaaliyeed ayaa hore u tidhi: Lax weliba Shillalka ay is dhigto ayaa lagu qalaa.

”
“

Awl baa layirilibaax nimaan aqaan baa lax ka rita.

”
“

Sannadka hore xoolaha waxaan u beeri doonaa caws barakaysan oo siidhkiisa dhulka lagu qubayo bisha dirir daydo, cawskaas oo marka uu soo baxo uu burka qudhi sannadkii ku fillan yahay Lax (Neef ido ah) oo sannadkii hal mar dhasha.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-xo, m.l

Xarafka

L · LA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
lax - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan