U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dirir1

Magac Dheddig
Xaraf DSubg DI5 xar
1

Dagaal; colaad.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Midda ugu daran ee maanta Soomaalida ka dagi la’ina waxay tahay; in dibindaabyadaan halista ah iyo dirir-doqomeedka socota loo adeegsado ayna hormuud ka yihiin qaar duub culimo leh, damiirkuse uu wax kale yahay.

”
“

Sannadka hore xoolaha waxaan u beeri doonaa caws barakaysan oo siidhkiisa dhulka lagu qubayo bisha dirir daydo, cawskaas oo marka uu soo baxo uu burka qudhi sannadkii ku fillan yahay Lax (Neef ido ah) oo sannadkii hal mar dhasha.

”
“

Laakiin qof walbaa oo fadhi ku dirir fadhiyaa wey adag tahay in uu wax ka fahmo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

D · DI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dirir - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan