U gudub nuxurka bogga
SABAAD

lib

Magac Dheddig
Xaraf LSubg LI3 xar
1

Adkaashaha dagaal ama wax kale oo lagu adkaado; guul.

2

Abaal.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Haaruun Al-Rashiid waxa uu ahaa nin ka lib keenay kacdoonadii ka horyimid.

”
“

Lib-gad Maxamed Nuur Fadal oo hantidiisu aad u badatay ayaa waxa u yimi niman ay isku reer yihiin oo uu hormood u ahaa nin la odhan jiray Diiriye Kadeed.

”
“

Ka dib Maxamed wuxuu tiriyey mid ka mid ah gabayada taariikhda galay, kaasoo la yidhaaho Lib-gad.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

L · LI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
lib - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan