Tusaale Dheeraad ah3
β
Lin Baskuwi ayaa sheegay in loo baahan yahay in dhamaan dhinacyada siyaasadda Somaliya isku haya laga soo qeybgeliyo shirka dib u heshiisiinta, hadii aysan meesha ka muuqana rajada laga qabo shirkaasi uu yahay mid aan wanaagsanaaneyn.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Fal Gudbe (1) (f.g1)
Isrogrog
-imay, -intay; -imi
Xarafka
L Β· LI
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
