U gudub nuxurka bogga
SABAAD

maandooriye

Magac Lab
Naxwe-yayaal, m.l/dh
Xaraf MSubg MA11 xar
1

Waxyaaba miyirka qofka lumiya sida khamriga, xashiishka iwm; mukhaddaraad.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

"Labada qof ee aan qabanay mid wuxuu watay maandooriye, midka kalena rasaas, waxaana labadooda lasoo taagi doonaa sharciga hortiisa" ayuu yiri Taliyaha Booliiska Gobolka Banaadir.

”
β€œ

Psychoses-ka, waxaa sababa jug ama dhibaato gaadhay maskaxda qofka oo ka timid xannuun galay wareega dhiiga ee qofka ama buro ka baxday xubin ka mid ah jidhka qofka, caabuq, maandooriye iyo jug ku dhacday.

”
β€œ

Waxaa jira kiniino saameyn ku leh oo noqon kara maandooriyeyaal marka aanu dhakhtar kuu qorin, laakiin haddii dawo ahaan dhakhtar kuugu qoro aan ahayn maandooriye.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-yayaal, m.l/dh

Xarafka

M Β· MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
maandooriye - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan