U gudub nuxurka bogga
SABAAD

caabuq1

Magac Lab
Xaraf CSubg CA6 xar
1

Hurgumidda meel dhaawac ah; fasas.

2

C. ah: nafley xoog lahayd oo jirro, nafaqo darro awgeed la tabar darreysay.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Laakiin intaa ka dib mudane Maxamuud Axmed Cali waxa uu ka hadlay go’aankii muddo-kordhinta xukuumadda ee ay odayaasha guurtidu ku dhawaaqay 18-kii bishan, wuxuuna mudanahani go’aankaa ku tilmaamay mid ay sharciyadiisu caabuq leedahay.

”
“

Psychoses-ka, waxaa sababa jug ama dhibaato gaadhay maskaxda qofka oo ka timid xannuun galay wareega dhiiga ee qofka ama buro ka baxday xubin ka mid ah jidhka qofka, caabuq, maandooriye iyo jug ku dhacday.

”
“

Xadhigga siyaasadeed waxa uu bar madow, canbaar iyo boog caabuq diloodey ku noqonayaa hannaanka dimoqraaddiga ah ee aynu ku-dhaqankiisa bilkeedayno yagleel ahaan.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

C · CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
caabuq - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan