Tusaale Dheeraad ah3
β
Shaqayn mayso, weligeedna shaqayn mayso, aragtida Abwaan Gaarriye ee odhanaysa miisaanka aan ku baree maansayahan noqo. 32 sannadood ayaa laga joogaa maalintii xeerka miisaanka la ogaaday, welina lama hayo qof ay taasi ka caawisay in uu afarrey curiyo.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
M Β· MA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
