U gudub nuxurka bogga
SABAAD

maanyo1

Magac Lab
Xaraf MSubg MA6 xar
1

Nooc ka mid ah mariidka oo laga isticmaalo xeebta iyo Jubbada hoose, waxaa laga sameeyaa dhecaan geed; qubley, manyiikay, libin, waaray.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Gabareey-maanyo ama (Gabarmaayo) waa sheeko xariir.

”
“

Marka aad eegto magaca gabareey-maanyo, (gabareey) waa gabar, (maanyo) waa kaluunkii bada ku jiray.

”
“

Mowjado rogmada sow ma helin maanyo hirarkeedu?

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
maanyo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD