Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Nooc ka mid ah mariidka oo laga isticmaalo woqooyiga-bari ee Keenya; qubleey, maanyo, manyiikay, waaray.
"waxba yaanu xeerkay I marin, xoolana I siine xaashaa nin libin kaa xistiyay xumihii waayaabee."
Wuxuu sheegay in libin laga gaari doono khilaafka Eritrea, oo hadda uu waan waan ka dhex wado labada dal, Amiirka dalka Qadar, labada dalna la isa soo hor fariisin doono.
Ta kale madaxweyne Cigaal waxa uu qabtay indhaha shacbiga ayay hor yaaliin, mana aha inuu Saleebaan Afweynena ammaano, madaxweynihii ay dadku doorteena uu dhalleeceeyo, taasna waxaan leenahay xaasha’e nin libin kaa xisdiyay xumihii waa yaabe.
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
L · LI
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag