Tusaale Dheeraad ah3
“
Abwaan Cali Xasan Adan oo ku magacdheer "Cali Banfas" waxa uu ku dhashay magaalada Hargeysa Sanadkii 1948kii. waxa uu tacliintiisa Hoose ilaa sare ku dhamaystey magaalada Hargeysa.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Fal Magu (4) (f.mg4)
Isrogrog
-raa, -rayd
Xarafka
M · MA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
