U gudub nuxurka bogga
SABAAD

malo

Magac Dheddig
Xaraf MSubg MA4 xar
1

Nooc libaax badeedka ka mid ah.

2

Saxaro jilicsan oo ubadka yari dhigaan. 3.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Wixii lagaga daba tagaa waa xusuus iyo malo ilduufi karta sida waqtigu usii durko.

”
“

Waa sheeko dhab ah, mana aha riyo iyo malo awaal.

”
“

Laakiin taasi waa malo-awaal uu nafta ugu caqli celinayo ee ma aha xaqiiq kama dambays ah.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
malo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan