U gudub nuxurka bogga
SABAAD

maqaayad

Magac Dheddig
Xaraf MSubg MA8 xar
La Mid AhmakhaayadMagac Dheddig
1

Meel cunto karsan lagu iibsado oo leh kuraas iyo miisas cuntada lagu cuno iyo shaqaale cuntada keena.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Burcadaan ayaa markii ay Dileen Ninkaan Soomaaliga ah oo lagu magacaabi jiray Maxamed Aadan waxay horey u sii galeen Maqaayad iyagoo qaatay wixii hanti ah ee ay heli kareen lamana aqoonsan burcad wax dishay.

”
“

"Madaafiic badan ayaa ku dhacay xalya gudaha iyo daafaha suuqa weyn ee Bakaaraha, waxaan arkay maydadka 12-qof oo maqaayad ku cuneynayay, kuwaasoo uu dilay hal madfac" ayuu yiri goobjooge ku sugan Bakaaraha.

”
“

Marxuum Nabadoon Yaasiin Cali Barre oo la sheegay inuu ahaa aasaasihii degmada Burtinle ee gobolka Nugaal ayaa kooxahan hubeysani ku dileen banaanka maqaayad uu kasoo baxay gudaha magaaladaas.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
maqaayad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan