Tusaale Dheeraad ah3
“
Adigoo gacan kale marti ugu ah xaqaaga aasaasiga ah, kana hela wax aad u yar oo aan kuu qalmin, haddii falagmeero oo bidixdu wax yar kuu sed kordhiso, waa in aad tidhaahdaa “Mahadsanid.”
”“
Ma filaysaa in beesha caalamku ay taageeradeeda kordhiso; ayna xukumada siiso kaalmooyinka ay u baahan tahay si ay u noqoto mid shaqeysa?
”“
Wasiirka ayaa sheegay in dowladdiisu taageersan tahay arrimaha dib u heshiisiinta iyo nabadeynta ee ay DKMG ah ka waddo Dalka Soomaaliya, isla markaasna ay dowladiisu diyaar la tahay in ay kordhiso macaawimada ay dalka Soomaaliya u fudiso.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Fal Gudbe (3) (f.g3)
Isrogrog
-stay, -satay
Xarafka
K · KO
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
