U gudub nuxurka bogga
SABAAD

masafo

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf MSubg MA6 xar
1

Nooc ka mid ah maansada oo wadaaddada khaas u ah.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Sida aynu wada ogsonahay waxa magalada ceerigaabo masafo aan dheerayn u jirta buurta caanka ah ee Daalo iyo Surud, burahasi oo ah buuraha dalxiiska loo tago ee Somalia uguna dhadheer.

”
“

Waana qeybtii koowaad ee suugaantii Maxamad Gacal Xaayoow oo ka kooban 25 maanso oo isugu jira gabay, guuroow, shirib, masafo, iyo geeraar.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
masafo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan