Tusaale Dheeraad ah3
“
Xaflada ayaa waxaa heeso iyo ciyaaro kusoo bandhigay fanaaniin Somaaliyeed iyo barbaarta gaashaaman, waxaana gudoomiyaha cusub lagu soo dhaweeyay shirib, halka kuwii horena lagu sagootiyay shiribyo iyo heeso lagu amaanayo.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
SH · SHI
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
