U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gacal

Magac Lab
Xaraf GSubg GA5 xar
1

Jacayl cid loo hayo.

2

Saaxiibtinnimo, qaraabannimo, iwm oo cid ka dhexeysa.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waa dad soo gubtoo jabay, gacal kala xidhnaa, ummad xabsi guri ku jirtay, indho isku basaasay, wajiyo isku haraadanaa ayaa is helay.

”
“

Waana qeybtii koowaad ee suugaantii Maxamad Gacal Xaayoow oo ka kooban 25 maanso oo isugu jira gabay, guuroow, shirib, masafo, iyo geeraar.

”
“

Gudoomiyaha Degmada C/Casiis Sacdiyo Axmed Gacal ayaa ceelqaboobe.com u sheegtay in weerarkaasi uu san geysan wax qasaare ah,islamarkaana ay iyadu booqatay goobtii shilku ka dhacay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

G · GA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gacal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan