U gudub nuxurka bogga
SABAAD

sayid1

Magac Lab
Xaraf SSubg SA5 xar
1

Waayeel; madax; shariif.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Xildhiban Max'ud Sayid Aadan oo ka mid ahaa xubnaha la sii daayay ayaa u sheegay warbaahinta in laga soo qabtay deegaanka Hawaase ee bartamaha Ethiopia iyagoo kusii socda dalka Jabuuti.

”
“

Axdiga Cusubna waxaa la qoray dhalashaddii Sayid Ciise Masiix ka dib, waxaana qoray rasuulladii Masiixa ee goob jooga ahaa.

”
“

Haddaba, hadaan in talo ah xisbiyada ku sadaqaysto, waxaan odhan lahaa, yaanu xayraanku idinka sayid calayn, haddii laydin khiyaameeyayna yaan laydin khalkhalin oo khashiinimo idinku sugmin.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

S · SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
sayid - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan