Tusaale Dheeraad ah2
β
Gebogebadiina waxa xafladda ku soo bandhigay masrixiyad ka hadlaysa qiimaha ay aqoontu leedahay qaar ka mid ah ardayda mac-hadka AFLAX iyo hadalo ay ku jeedinayeen luqada Ingiriisiga, taas oo muujinaysay heerkooda aqooneed.
ββ
Waxa masrixiyad lagu daawado ugu dambeysey Riwaayaddii qiimaha badanayd ee βMAADEYSβ oo aad looga daba-dhacay badhtamihii Siddeetaneeyadii.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
-do, m.l
Cilmiga
Riwaayad (riw.)
Xarafka
M Β· MA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
