1
2
M. geeraar: m. jilayaashiisu ay u hadlayaan qaab maanso.
Tusaale Dheeraad ah3
“
Masrax faneedkaas oo toddobaadkii hore lagu qabtay Huteelka Ming Sing ee Magaalada Hargeysa, kaas oo muddada uu socon doono si taxane ah loogu soo bandhigi doono Suugaan kala duwan, waxa soo qayb qaabisay Hay’adda Maxaliga ah ee HAVOYOCO.
”“
Tusaalooyinkaan wexey isku kenee, sida caadiga sabuurada, iyo hal mawduuc oo loo samaynaayo masrax.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-xyo/masrax, m.dh
Cilmiga
Riwaayad (riw.)
Xarafka
M · MA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
