1
(juqr.) Degaan ay sameeyeen dad ka soo fogaaday dalkii ay u dhasheen; degaanka cusubi sida caadiga ah waa mid aan hore loo degganeyn amase loo degganaa si teel-teel ah. maxsuul-aayooneed m.l (-yo, m.dh) (kiim.) Taranta ribnaannada: kw = [ H+ ] [ OH- ] ee biyaha oo ka dhalatay ayoonoobidda xaddi yar oo biyo ah. may diid.
Tusaale Dheeraad ah3
β
Dhammaadkii 1957-kii ayaa Cadan loo sameeyay distoor kaasoo ka hirgalay sannadkii 1959-kii. 1939-kii, Cuqaashii degaanada ku dhow Cadan heshiisyo la galay Ingiriiska, si ay u noqdaan maxmiyad uu Ingiriisku ilaaliyo.
βEreyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
-do, m.l
Xarafka
M Β· MA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
