Tusaale Dheeraad ah3
“
Bal iyaba waa yaabe, aniga oo jecel, haddana bilowgii si bay iigu ad adkayd, is fahankayagu ma wanaagsanayn; la jooggeeda aad uma jeclaysan jirin, la kulankeedana waaban ka meer meeri jiray.
”“
Fikraddan, waxa horraan qaaday Somaliland oo iyada hadafkeedu yahay, in ay dib u xaslato Madaxbanaanideedii ka luntay 1960-kii, waxayna aqoonsi-u-meer ahayd muddo 10 sannadood ka badan oo ay Soomaaliyana sii tiimbanaysay qalalaase iyo fawdo.
”Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-rar, m.l
Xarafka
M · ME
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
