U gudub nuxurka bogga
SABAAD

micno

Magac Lab
Xaraf MSubg MI5 xar
La Mid AhmacneMagac Lab
1

Ulajeeddada erey ma hadal ka dambaysa.

2

Qeexidda wax la sharxay la siiyo.

3

Faa'iido: macne maleh: faa'iido maleh.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Fowdo Micno badan ee leedahay. waxee noqon kartaa * siyaasiin micno darro la'aan uuga baxo kulan siyaasadeed * siyaasad aan saxneen iyo jahwareer.

”
“

Laakiin, erayga qaraan waa micno dadka Somaaliyed yaqaaniin oo ruuxii “qaraan diid ah” la isku waafaqsan yahay inuu yahay ruux wanaag diid ah oo la cambaareeyo.

”
“

Aadan Madoobe iyo ku xigeenkiisa haray waxay la micno noqonaysaa in Dowlada oo dhan ay dhacday" ayuu yiri Xil.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

M · MI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
micno - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan