U gudub nuxurka bogga
SABAAD

mihnad

Magac Dheddig
Naxwe-do, m.l
Xaraf MSubg MI6 xar
1

Hawl gaar ah oo qofku si dhab ah u yaqaan oo ku xoogsado. mi'i f.g2 (-iyay, -isay) Wax tashiilid.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

In Warbaahinta iyo Saxafiyiintu ku shaqeeyaan mihnad saxaafadeed, kuna dhaqmaan anshaxa saxaafadda.

”
β€œ

Laakiin sida ay mihnad kasta ama uu mawduuc kastaa u leeyahay luqad ama weedho u gaar ah ayey gartuna u leedahay weedho u gaar ah (Thermanology), sidaa darteed inta aynaan gelin tafaasiisha garaha waxaynu marka hore baranaynaa erey bixinta garaha.

”
β€œ

Waxaana uu sheegay in mihnad kasta ay u baahan tahay in qofku ka fadhiisto ama ka leexdo inta la jecel yahay ee uu caafimaadka iyo dardarta qabo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-do, m.l

Xarafka

M Β· MI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
mihnad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan